Yaa Sharciga Ku Xadgudbay: Sheikh Shariif, Xasan Sheikh iyo Maxamed Farmaajo !?

Madaxweynihii DKG Sheikh Sharif Sheikh Axmed ayaa laga horjoogsaday inuu ka dhoofo garoonka magaalada Muqdisho xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo, si uu uga qaybgalo caleemosaarka Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Taas waxaa xigay, war sheegaya in Waaxda Duullimaadyada Rayadka ay soo saartay amar gebi ahaanba lagu xannibaayo duulimaadyadii tegayey magaalada Kismaayo laga bilaabo September … Continue reading Yaa Sharciga Ku Xadgudbay: Sheikh Shariif, Xasan Sheikh iyo Maxamed Farmaajo !?